daajis.com:- Wefdi ka socda Beesha caalamka oo uu horkacayey Safiir ku xigeenka Dalka Ingiriisa Adruu Elan ayaa soo gaadhay magaalada Kismaayo, Waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Madaxda maamulka Jubaland, iyadoona laga wada hadlay Shirkii Muqdisho, Amaanka iyo Arimo kale.
Wefdiga Beesha caalamka ayaa soo dhaweyn ka dib kulan la yeeshay Madaxda maamulka Jubaland, Waxaana Kulanka ka dib Warbaahinta la hadlay Madaxweyne ku xigeenka kowaad ee Jubbaland Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil fartaag iyo Safiir ku xigeenka dalka ingiriiska.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 13:19 and have
, Published at