DAAWO: Gen: GAAFOW oo Waran-cade Waxba aan u reeban, Waraysi uu wariye Cali Xaraare la yeeshay & Jawaab adag

DAAWO: Gen: GAAFOW oo Waran-cade Waxba aan u reeban, Waraysi uu wariye Cali Xaraare la yeeshay & Jawaab adag

daajis.com:-  Taliyaha Laanta Socdaalka Soomaaliya Jen: Gaafow oo waraysi Xiiso badan Siiyey Wariye Cali Xaraare ayaa daaha ka qaaday dhamaan wixii uu qarinayey, Wuxuuna ugu horayn si adag uga Jawaabay Hadalo kasoo yeedhay Wasiirka arimaha Gudaha maamulka Somaliland Cali Waran-cade.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Gaafow ayaa sidoo kale wuxuu ka hadlay Warqad uu usoo qoray Cali Waran-cade, iyo Xafiis ka furan magaalada Hargeisa, waxaana la waydiiyey Su’aalo kale oo dhowr ah iyo Beenta   maamulka Hargeisa uu shacabka ku maaweeliyo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada