Daawo: Maxaa kala qabsaday Wariyaha Universal Tv Iyo Nin kasoo wacay Dalka Holland, Barnaamij si Toos ah u socday

Daawo: Maxaa kala qabsaday Wariyaha Universal Tv Iyo Nin kasoo wacay Dalka Holland, Barnaamij si Toos ah u socday

daajis.com:- Barnaamij si toos ah uga baxay Tv-ga Universal ayaa waxaa looga hadlay Arimaha Ciidamada Soomaaliya, waxaana Barnaamijka Khadka Taleefanka uga soo qayb galay dadwayne kala duwan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Cabduqaadir Cismaan Xaaji oo ah nin Soomaaliyeed ee ku nool dalka Holland ayaa Barnaamijka soo wacay, Wuxuuna sheegay inay Xaq tahay in ciidamada Shisheeye ee AMISOM la siiyo $ 1000 (Kun Dollar), Wuxuuna taas badalkeeda ciidamada Soomaaliyeed ku tilaamay Kuwa Cado-qaatayaal ah oo u qalma in lasiiyo $ 50 (Konton dollar), Intaasi kadib ayaa Wariye Cabdixaafid si yaab leh ugu Jawaabay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada