Haddii Biyaahaga Durba Soo Boodaan Habkaan Adeegso xiliga Galmada

Haddii Biyaahaga Durba Soo Boodaan Habkaan Adeegso xiliga Galmada

daajis.com:- Rag badan ayaa ka sheegta biyaha durba soo booda marka ay sidaas ay malabyarowga u giliyaan xubinta haweenka taasi oo ku reebta cuqdad nafsiyan ah , inkastoo ay jiraan dawooyin la qaato oo uu ugu caansan yahay kaniiniga Vegaraha la yiraahdo hadana waxa uu kugu reebayaa saameyn xoogan .

waxaan siineynaa hab sahlan oo aan rajeyneyno in aad wax badan isag dareemi doonto marka aad raacdo tilmaamaha aan ku siineyno .

1 Ugu horeyn xiliga weerarka aad sameyneyso isu tababar in aad niyadaada ka saarto ciyaarta socoto oo ka feker howlo kale oo banaanka ah .

2- haku dheeraan in malabyarowga ku sii dhex jiro xubinta haweenka yacnii marka aad dareento in aad biyaha aad soo tuureyso soo bixi , daqiiqo naso ku laabo hadana la soo bax marka ay soo dhawadaan.

3- biyo qaboow isticmaal , marka aad joojiso garaacidda biyo qaboow ku dhaq ama shukumaan biyo aad soo giliso ku qabo , biyaha qaboow aan ku sheegaya ma ah kuwo baraf leh kaliya shukamaan qoyan , marka sidaas sameyso ku laabo hadana garaacidda .

4-waxaad galmadaada u badashaa habka faarisiga loo yaqaan oo haweeneyda ayaa sara mareysa , waayo taasi waxa ay yareyneysa cadaadis dhiiga ku soo shumabaya malabyarowga ee ka qeybta qaata howl galka galmada .

habkaan dabeciiga ah hadaad sameyso waxaan filayaa in biyihii durba soo boodayay in aad ka reysan doonto.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada