Daawo Sawirada Gabar Yar oo U Dhalatay Wadanka India,oo Lug 3xaad Ay Leheed Dhaqaatiirta Ku Guuleeysteen In ay Ka Gooyaan

Daawo Sawirada Gabar Yar oo U Dhalatay Wadanka India,oo Lug 3xaad Ay Leheed Dhaqaatiirta Ku Guuleeysteen In ay Ka Gooyaan

daajis.com:- Gabar yar oo dhalatay wadan ka india ayaa waxaa ay leedaha 3 lug taasi oo dhib badan ku keentay caafimaadkeeda.

Gabadhani yar ayaa waxa ay dhaqaatiirta ku guuleeysteen in qaliin looga sameeyo lugtaasi dheeriga ah ee ku taal xagga danbe ee dhabarkeeda.

Waxaa suuro gashay in guud ahaanba laga gooyo lugtaasi dheeriga aheed. 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada