Daawo Video:- Haweeney Kasheekeynaysa Afar Nin Oo Kufsanaysay Mid Kamid Ah Xubinta Taranka Ilkaheeda Kaga Jartay

Daawo Video:- Haweeney Kasheekeynaysa Afar Nin Oo Kufsanaysay Mid Kamid Ah Xubinta Taranka Ilkaheeda Kaga Jartay

daajis.com:-Haweeeneydan oo u dhalatay Dalka Lubnan ayaa ka sheekeysay arin ay kula kaceen 4 nin oo usoo jihaysatay in ay ka adeegtaan iyadoona mid kamid ah gaarsiisay dhaawac halis ah .

Haweeneydan oo ilkaheeda ku goysay Xubinta ugu muhiimsan xubnaha raga ayaa sheegtay in ay dhibaato xoogan u geysteen xili ay ku sugneyd beer ay tacbaysay iyagoona ula baxsaday beero ka fog beerta ay ku sugneyd .

HALKAN KA DDAAWO


Haweeneydan oo ooyinta ay wehel u aheyd intii uu waraysiga socday ayaa aad u xishoonaysay mararka qaar oo ay su’aalo halis ah weydiinayeen Laba Gabdhood oo wariyeyaal ah .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada