Daawo Yaabka: Weli ma aragtay Eey kubad baleejeynaya?

Daawo Yaabka: Weli ma aragtay Eey kubad baleejeynaya?

daajis.com:- Xeebta Altinha,ee dalka Brazil ayaa dadka dalxiiska u tegay waxay la dhaceen Eey aad u tababaran oo kubadda cagta aad u xiiseeya, kaasoo xeebta kusoo bandhigay baleejo ama ciyaar mooleysi ah, isagoo la ciyaara seddax qof.

Eeygaan ayaa soo jiiday indha caalamka, waxaana durbadiiba dalab kasoo gudbiyay kooxo badan oo caalamka ka dhisan si ay u iibsadaan.


Dadkii daawaday muuqaal laga soo dhigay barta Youtube-ka ayaa jecleystay qaabka uu u ciyaaro kubada, taasoo keentay in si deg deg ah dalab ugu yimado kooxaha caalamiga ah ee ka dhisan caalamka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada