Full Video: Barnaamij dilaaga Wariyaha: Sida loo khaarajiyey dad badan oo caan ah, sarkaal ka tirsan Al-shabab (Daawo)

Full Video: Barnaamij dilaaga Wariyaha: Sida loo khaarajiyey dad badan oo caan ah, sarkaal ka tirsan Al-shabab (Daawo)

daajis.com:- Warbaahinta qaranka Soomaaliyeed, gaar ahaan Taleefishinka Qaranka ayaa waxa uu soo diyaariyay barnaamij lagu baarayo dilalkii kala duwanaa ee loo gaystay wariyeyaashii ka howl gali jiray magaalada Muqdisho, kuwaasi oo u shaqayn jiray warbaahinta dowladda iyo warbaahinada kale ee sida gaarka ah loo leeyahay.

Barnaamijkan oo loogu magacdaray “Dilaaga Wariyaha” ayaa waxaa lagu waraysanayaa oo wax ka daadihinaya Horjoogihii Ururka Al Shabaab u qaabilsanaa dilalka wariyeyaasha Xasan Xanafi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:46 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada