Maxaa Sababa In Kacsi Yari ku Timaado Ragga Iyo Dumarka.

Maxaa Sababa In Kacsi Yari ku Timaado Ragga Iyo Dumarka.

daajis.com:- Dhibaatada kacsiga, oo inta badan loo yaqaan howlgabka kacsiga wuxuu ku yimaadaa 7– 20% nimanka da’ 35jirka ah.

Da’duna si kala duwan ayay ugu korortaa, sidaasi ayaa 7 ka mid ah 20kii nin ee 70 jir ahba ay la kulmaan heerar kala duwan ee cudurkani.

Dhibaatada howlgabka kacsigu inta badan waa dhibaato siyaabo kala duwan ku timaadaa.
Cudurkan waxaa ka mid ah oo kale ragga kacsada bilowga hordhaca wasmada, hase ahaate aan sii wadi karin kacsigii muddo ay ku galmoodaan.

Kacsigu wxuu ku bilowdaa isaga oo ku xidhan dareen kacsi, markii ay xididada yar yarka ah ee xubinta galmada ninka ay fiddo soona galaan qulqul dhiig ah xubintaasi.

Xubinta galmada ninka waa ay weynaataa, laakiin haddii ay xididada dhiiggu ay dhiigga ka saaraan xubintaasi, wayna soo ururtaa, markii ay xubintaasi kacdona waa ay weynaataa waana dheeraataa.
Cudurkan howlgabka kacsigu wuxuu ku yimaadaa iyada oo ay qulqulka dhiiggu soo gaarin ama uusan joogtoobin, ka dibna aad is aragto inaadan kacsan karin ama muddo yar kaliya kacsato.

Inta badan xaaladaha cudurkan waxaa sabab u ah cudurro jireedka waana la daaweyn karaa qofku haddii uu si dhakhso ah dhaqtarka ula xiriiro.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada