Raggu MA ILOOBAN NAAGAHA LEH KACSIGA NOOCAN AH .

Raggu MA ILOOBAN NAAGAHA LEH KACSIGA NOOCAN AH .

daajis.com:- Nimanka aysan waligood ilaabin naagaha dareenkooda uu xad dhaafka yahay, daraasada ayaa sameesay warbixinta ayaa sheegtay in 27000 oo nin ah oo aan naagahooda wali aan furin in ay wareysi la yeelataay taasoo intabadan nimanka ay sheegeen wax yaabaha ay naagahooda aysan ku ilaabi karin ay kamid tahay iyagoo xiliga galmada ama isku tagista naagahooda ay dhahaan ereyo dareenka sii kiciya taas nima`nka ka dhigta kuwa soo xasuusta naagahooda markasta, 59% ayaa isku raacay in raggana ay san damcin dumar kale.

Warbixinta ayaa sheegeesa in naagaha dareenka badan nimankooda ay adagtahay si ay ku guursadaan ama kula saaxiibaan naago kale, warbixinta ayaa sheegtay in dhismaha iyo wada jirka uu qeeb katahay dumarka dareenkooda aadka usareeyo.

Mid kamid ah gabadhaha lagu soo qaatay warbixinta ayaa sheegtay in aysan dareenkeeda sidaa usii badneen laakiin ay sheegtay in xiliga ninkeeda la xaajooneeso ay iska dhigto naag dareen badan taas ayaa iigu wacan ayee tiri in ninkeyga wali aad ii xiiseeyo. sii akhri wali.

Maria olina oo ah dhaqtar ah kana qeeb qaadatay warbixintaan muujisay kaalinta ay ka qeeb qaadan karaan dumarka in ay raggooda ku dadaalaan.
Warbixinta ayaa sheegtay in jaceylka kaliyaha uusan reerka isku heen, tani tahay mid laga maarmaan ah.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada