Sadax Qodob oo Xubinta Ragga Jilciya Balse Aysan Ka War Haynin Rag Badan….

Sadax Qodob oo Xubinta Ragga Jilciya Balse Aysan Ka War Haynin Rag Badan….

daajis.com:-  Badanaa waxaan maqalnaa ragga iyo dumarka oo is eedeeya, gaar ahaana bulshadeena Soomaalida, iyadoo mid walbaaba kan kale ku eedeynayo inuusan laheyn naxariis jaceyl, soo jiidasho macaan, kasbashada amaanta iyo arimo kaloo badan.

Waxaase muhiim ah in qof walbaabo marka hore barto shucuurta qofka uu la tacaamulayo, isla markaana uu fikir ku filan ka helo la dhaqanka iyo jaanqaadka ugu haboon ee xiliga la joogo iyo qofka uu la joogo dabcigiisa.

Hadaba maanta waxaan soo bandhigi doonaa 3 arimood oo Ragga guud ahaan, gaar ahaana ragga Soomaalidu jecel yihiin in ay dumarkooda ka helaan, balse nasiib darada jirtaa ay tahay in dumarku ay badankood ka gaabiyaan, ama qaarkood aysanba muhiimad u arag amaba dheyelsadaan ahmiyadeeda.

U muujinta ragganimadiisa:Nin walbaaba wuxuu jecel yahay kuna uur fayowyahay inuu dareemo inuu nin ragga meesha ka yahay, taasoo macnaheedu tahay inuu isagu masuul kaa yahay, ilaaliye kuu yahay, amar bixiyena kuu yahay, hadaba badanaa waxaad aragta dhalinyaro badan oo Jiimka u ordaya si ay jirkooda u dhisaan, murqo kuus kuusana u yeeshaan, hadafkooduna waa in ay muujiyana ragganimadooda.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada