Mid ka mid ah dalalka Yurub oo niyada u dhisay Dumarka jirkooda ka ganacsada iyo dad badan oo arintaan..Daawo Muuqaal+Warbixin)

Mid ka mid ah dalalka Yurub oo niyada u dhisay Dumarka jirkooda ka ganacsada iyo dad badan oo arintaan..Daawo Muuqaal+Warbixin)

daajis.com:-Wadamo badan oo Dunida ku yaalo waxaa maalin kasta lagu xir xiraa Dumarka jirkooda ka ganacsada ee raga wadooyinka u is taaga balse iminka waxaa la arkay mid ka mid ah dalalka Yurub ugu caansan oo fikrad cusub la soo shir tagay taas oo ka farxisay Dumarka jirkooda ka ganacsada. 



Wadanka Switzerland ayaa waxa uu dhisay goobo lagu sheegay Garaash oo loogu tala galay Dumarka ka ganacsada jirkooda ee aalaaba raga u istaagi jiray wadooyinka kuwaas oo iminka loo sameeyay guryo qurxoon oo u qaab eg Hoteelada waliba leh Qubeeys iyo kuraas ay raga kula sheekeeystaan dumarka jirkooda ka ganacsanaya . 

Guryahaan oo laga dhisay nawaaxiga magaalada Zurich ee dalka Switzerland waxaa la sheegay inay ku baxday qarash gaaraya 2 Milyan oo Euro. Wadanka Switzerland iyo dalal badan oo ku yaala qaarada Yurub waxaa ka jira Dumar jirkooda ka ganacsada oo raga u is taaga Dariiqyada kuwaas oo u badan dad Ajnabi ah. 
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada