Sawirro: Gaadiidka iyo Hubkii Dowlada looga qabsaday Marka oo lasoo bandhigay

Sawirro: Gaadiidka iyo Hubkii Dowlada looga qabsaday Marka oo lasoo bandhigay

daajis.com:- Maleeshiyada Al-shabaab ayaa maanta soo bandhigtay sawirrada gaari dagaal oo ciidanka Dowladda Federaalka looga qabsaday dagaal culus oo shalay ka dhacay duleedka magaalada Marka.

Gaariga laga qabsaday Ciidamada Milliteriga ayaa waxaa la socday hub nooca garabka laga rido oo gaariga u saarnaa Ciidamada.

Deegaanka Buufoow Bacaad oo dhacda duleedka magaalada Marka, ayaa waxaa iminka gacanta ku haya maleeshiyada Al-shabaab.

Waxaa jira al-shabaab nolosha lagu qabtay oo ku jira gacanta Dowlada, kuwaasi oo la qabtay mudada uu dagaalka socday.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada