Sawirro: Saldhig boolis casri ah oo laga hirgeliyay gudaha garoonka diyaaradda

Sawirro: Saldhig boolis casri ah oo laga hirgeliyay gudaha garoonka diyaaradda

daajis.com:- Waxaa maanta si rasmi ah taliska booliska Soomaaliyeed lagu wareejiyay dhismaha xarun boolis oo casri ah, oo ku dhex yaal gudaha garoonka diyaaraddaha.

Dhismahaan cusub ayaa waxaa gacan ka geysatay hay’adda qaramada midoobay oo usoo marisay taliska AMISOM oo hirgeliyay.

Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo furitaanki saldhiggaasi ka hadlay ayaa tilmaamay in saldhigani uu wax muuqda ka qaban doono ammaanka guud ee garoonka.

Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa amaankiisa noqday mid cabsi badan abuuray, iyadoo duulimaadyada qaar ay hakad ku jiraan kadib qaraxii diyaaraddii Daallo oo dowladda ay ku dhawaaqday in la qarxiyay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada