Xabsiyada Ruushka oo saxarada la is cunsiiyo: Video

Xabsiyada Ruushka oo saxarada la is cunsiiyo: Video

daajis.com:- Muuqaal naxdin badan ayaa laga soo duubay xabsi u yaal magaalada Yekaterinburg ee dalka Ruushka, kaasoo muujinaayo naxariis darada loola dhaqmo maxaabiista ku jirta xabsigaasi oo lagu magacaabo Penal Colony 


Mid ka mid ah maxaabiista ku jirta xabsigaasi ayaa muuqaal ay ka duubeen askarta xabsiga oo ay heshay Daily Mail ayaa muujinaaya isagoo godka suuliga madaxa loo gelinayo isla markaana mid ka mid ah askarta uu ku dul kaadinaayo, sidoo kale waxaa muuqaalka ka muuqda sida arxan darada ee loo jirdilayo inta dharka laga siibo.

Muuqaalkaan ayaa hay’addaha u dood xuquuqda aadanaha ay ka qeyliyeen, iyagoo sheegay in taasi ay dhaaftay xadgudub iyo ku tumasho xuquuqeed.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:33 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada