Daawo Sawirada : Dowlada Imaaraatka Carabta oo soo saartay Madaafiicda BM-ka oo casri ah & Hub kale .

Daawo Sawirada : Dowlada Imaaraatka Carabta oo soo saartay Madaafiicda BM-ka oo casri ah & Hub kale .

daajis.com:- Dalka isku taga Imaaraatka Carabta ee (UAE) ayaa ku soo biiray wadamada soo koraya ee la soo baxay awoodooda Milatari waxeeyna iminka wasaarada Gaashaandhiga Imaaraatka Carabta soo bandhigeen gawaari ay ku rakiban yihiin Madaafiicda BM-ka oo casri ah iyo hub kale .

Dalka Imaaraatka Carabta oo xiliyadii hore looga bartay soo saarista wax yaabo kale oo aan hubka eheen ayaa iminka waxeey la soo shir tageen gawaari casri ah oo ay dusha sare kaga rakiban yihiin Madaafiicda goobta gaar ahaan kuwa loo yaqaan BM-ka oo dhuumo badan leh iyo hub kale oo loogu tala galay difaaca hawada iyo Xuduudaha dalkaas waxaana loogu magac daray Hubkaan cusub : Massive Rocket Launcher (MRL) iyo Jobaria Defence Systems (JDS) .


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada