7 Cudur Oo halis ah Oo laga qaado Wasmada Tooska Ah Ee Ladaawado ayaa La Ogaaday In laga Dhaxlo Cuduro Cusub Oo Hadda La Ogaaday akhriso Waa Kuu Dane..

7 Cudur Oo halis ah Oo laga qaado Wasmada Tooska Ah Ee Ladaawado ayaa La Ogaaday In laga Dhaxlo Cuduro Cusub Oo Hadda La Ogaaday akhriso Waa Kuu Dane..

daajis.com:- Wasmada Tooska Ah Ee Ladaawado Oo La Ogaaday In laga Dhaxlo Cuduro Cusub Oo Hadda La Ogaaday akhriso Waa Kuu Dane..DIGNIIN Ku Socota Dadka Daawada Filmaanta Wasmada ah Daraasad Dhawaan ay sameysay jaamacad ku taal dalka mareykanka ay daaha ka qaaday in cuduro badan laga qaado aflaamta wasmada ah ee ladaawado taas oo murugo ku abuurtay bulshada caalamka ee caadaystay qaarkood rag iyo dumarba inay daawadaan

cudurada laga dhaxlo waxa kamida

1:qalbiga qofka oo madoobada oo ka dhigta mid aan degaansho haysan

2:aragtida qofka oo yaraata sababtoo ah marka qofku waxaas daawanayo xidido gaar ah ayaa kaca

3:dareenka kacsiga oo lagu waayo

4:qofka oo biyabaxa degdega ahi ku dhaco

5:kansalka xiniinyaha oo kugu dhaco

6:maskaxda madaxa oo maskaxda kusoo daaya dheecano aan loogu talo galin

7:shiki iyo waswaas laga qaado
dhamaan bahda bulshodoon.com waxay markasta kula garab taagan tahay wixii caafimaadka u daran inay kaala taliso ku xidhnow markasta usheeg asxaabtaada

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada