Arimo Fudud Oo Ninkaada ka Yeelaya Mid Dhoola Cadeynaya.

Arimo Fudud Oo Ninkaada ka Yeelaya Mid Dhoola Cadeynaya.

daajis.com:-Talooyinkaan waa u muhiim gabar waliba oo xaas ah si farxadda saygeeda ay u hesho.

1- U muuji jaceylka aad u qabto una xaqiiji , la xariir hadii uu ka soo dib dhaco waqtigii uu guriga ku soo laaban jiray xittaa haddii aad ka careysan tahay .
2- U diyaari cunada gaarka ah ee uu jecel yahay hana sugin illaa uu ka codsado.
3- Xabad gili oo dhunko marka uu guriga ka baxayo.
4- Marka uu guriga uu ku soo laabanayo ku qaabil muuqaalkaada kan ugu qurxoon oo adoo labisan ku qaabil dhoola cadeyn.
5- Mar waliba ka filo wanaag isla markaana ku kalsoonoow.
6- Ehelkiisa wanaag mooyee wax kale ha uga sheegin , hana iloobin in hooyadiis aad mar waliba u geeyso hadiyad .
7-Uga yeel gurigaada beer uu ku nasto , oo hab maamuska guriga habeey oo carafta wehel uga dhig.
8- Ihtimaam sii oo daryeel martidiisa oo buun buuni .
9- U dhoola cadeey kullamaa indhihiina ay is qabtaan .
10- Maqalsii hadalada macaan uguna yeer magac bixin kan uga macaan .
Waa Muhiim Hadaad Hayso Talooyin Intaan Ka Badan Oo La xariira Mowduucaan
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada