Biyaha Gacanta La Iskaaga Keenayo Ma Banaanyihiin ? Jawaab Diini Ah Daawo Shiekh Ka Jawaabayo Arinkaas

Biyaha Gacanta La Iskaaga Keenayo Ma Banaanyihiin ? Jawaab Diini Ah Daawo Shiekh Ka Jawaabayo Arinkaas

Dadka Soomaaliyeed waa kuwo dhaqan soo jireen ah leh kana xishooda waxyaabaha qaarkood ineey weeydiiyaan Culumada waa weeyn ee dhanka Diinta aqoonta u leh.Mararka qaar waxaa dhacda in shaqsi Soomaaliyeed isaga oo ay dhibaato heeysato hadane aanan u bandhigi karin Culumada maadaama dhibka uu tirsanaayo uu yahay mid Soomaalidu ay la xishooto.


Mid ka mid ah dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa waxa uu Su´aal kulul weey diiyay Sheekha weeyn ee lagu magacaabo Sheekh Mahamed Cabdi Umal. Su´aashaan Wiilka Sheekh Umul weey diiyay afka kama weeydiin ee waxa uu u soo qoray Warqad iyada oo Qoraal ah in kastoo Wiilkaan ka yaabsaday Mashaaiqda uu fadhiyey goobtii uu ka dhacayey Siminaarka ama Aqoon is weeydaarsiga dhanka Diinta ah.

Wiilkaan ayaa Sheekh Mahamed Cabdi Umal weey diiyay maxeey Diinta ka qabtaa ruuxii Biyaha iska keeno isaga oo ka cararaya Macsida ama inuu Sino galo, Diinta mexeey ka qabtaa Qofka Siigeeysta isaga oo Daruufo fara badan ay ku kalifeeyso? ?
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada