Cilmi Baaris:- Dumarka Naasahooda Mid ayaa weyn

Cilmi Baaris:- Dumarka Naasahooda Mid ayaa weyn

daajis.com:-Daraasad ey sameysay Jaamacada Emory University  ayaa waxa ey heshay in  cabirka Naasaha  Hablaha ey kala duwanyihiiin, Cabirka Naaska Bidix ayaa lagu sheegay in uu ka Weynyahay midka  midig.

Baaritaanka aqoonyahanada sameyay ayaa waxaa ey  sawiro ka qaadeen 100 gabar/hablo  kuwaasoo aan qabin cudurka ku dhaco Naasaha sida Kankerka  ama aan sameynin Qaliinka Naasaha lagusameeyo.

62%  sawiradii la qaaday ayaa waxaa la ogaaday in Naasahooda ey kala weyn yihiin Midka Bidixna uu ka weyn yahay midka midig.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada