Baashaalka iyo Galmada badan waxaa laga helaa Caafimaad (Xog Rasmi Ah)

Baashaalka iyo Galmada badan waxaa laga helaa Caafimaad (Xog Rasmi Ah)

daajis.com:-Aqoonyahano baaritaan caafimaad sameeyay ayaa sheegaya in fir fircoonida ciyaarta sariirta uu aad daawo ugu yahay xanuunka madaxa xanuunka , waxa ayna baarayaashaan heleen xog ah in kulanka sariirta uu aad u yareeyo ama xoogaa xaaladaha madaxa xanuunka gaar ahaan koonjab-ka madaxa oo qeyb kaa xanuuna.

Waxa ay baarayaashaan reer Jarmal xuseen in kulanka sariirta uu wax tar weyn u leeyahay oo la mid ah daawooyinka madaxa xanuunka .

Xilliga ciyaarta socota waxa uu jirka soo daayaa Hormone-ka Endorphin kaasi oo sidoo kale mas`uul ka ah farxadda kaasi oo yareeya xaaladaha madaxa xanuunka .
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada