Daraasad Cusub:- Raga Maxay Horaadada Dumarka isugu aadiyaan marka ay ka hor yimaadaan

Daraasad Cusub:- Raga Maxay Horaadada Dumarka isugu aadiyaan marka ay ka hor yimaadaan

daajis.com:-Waxaa qaxaqiiqo aan la iska indho tiring Karin ah in Raga ay aad ula dhacaan qeybaha hore ee Dumarka quurxda badan ee horaadada Taag taagan , iyada oo la tix raacayo in ay Naasuhu yahiin Meelaha Raga so jiita ee ka midka ah Jirka Dumarka, arintaasi ayaa waxaa loo aaneeyay sababo dhowr ah daraasad dhawaan rag iyo Dumar Fara badan lagu sameeyay:-

Qaab dhismeedka jirka dumarka oo ah meelaha ugu soo jiidashada badan jirka dumarka durbana ay indhaha Raga Qabtaan, iyaga oo inta badan Raguna dumarkana Naasaha Taagtaagan u baxiya Magagacyo kala duwan.

Qodobka labaad ayaa noqonaya Dumarka oo aad u dhisan una Taaga Naasahooda si ay indhaha Raga usoo jiitaan sababtoo ah iyaga oo og in qeybtaasi jirjka ka mid ka ah ay ragu indhaha la raacayaan.

Waxaa kale oo jirta in arimo caadifadeed ay raga iyo dumarka ku riixayaan in ay isku soo beegmaan xiliyada ay iska hor yimaadaan taasi oo la xariirta Hormoonada jirka aadanaha ee jinsiyada kala gadisan ka imaanaya kuwaasi oo mandiqada xasaasiga ah isku soo beegaya.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada