Daawo:- 28 qof oo ku dhintay qarax ka dhacay caasimada Turkiga Ankara

Daawo:- 28 qof oo ku dhintay qarax ka dhacay caasimada Turkiga Ankara

daajis.com:- Ugu yaraan 28 qof ayaa ku dhintay, 75 kalena waa ku dhaawacmeen qarax xooggan oo ka dhacay caasimada dalka Turkiga ee Ankara, kadib markii gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa lala eegtay gaari bus ah oo dad shacab siday.

Qaraxaan oo ka dhacay bartamaha magaalada halka lagu magacaabo Kızılay’s Güvenpark oo basaska laga raaco, waxaana qaraxu uu burburiyay dhowr basas halkaasi tubnaa iyo gawaari kale.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada