DAAWO: Ciidamadii Gal-Mudug Uga Dhaawacmay Dagaalkii Al-Shabaab iyo Madaxwaynaha Galmudug oo Booqday

DAAWO: Ciidamadii Gal-Mudug Uga Dhaawacmay Dagaalkii Al-Shabaab iyo Madaxwaynaha Galmudug oo Booqday

daajis.com:- Madaxweynaha Maamulka galmudug Cabdi Kariim xuseen Guuleedayaa booqday dhaawacyada ciidamada galmudug ee ku soo dhaawacmay dagaaladii ka dhacay Bariga Gobolka Mudug ee u dhaxeeyay Alshabaab iyo Ciidamada Galmudug .



Madaxweyne Guuleed waxa uu Ciidamada ku Bogaadiyay dadaalka iyo Naf hurka ay u sameeyen bad baadinta Shacabka Galmudug isagoona dhiira galin Buuxda u Sameeyay Ciidamada ku dhaawacmay Difaaca Galmudug.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada