Daawo:- Nin u dhacay Aqalka cad ee mareykan iyo Eeyga ilaalada ka ah oo dagaalamay: Video

Daawo:- Nin u dhacay Aqalka cad ee mareykan iyo Eeyga ilaalada ka ah oo dagaalamay: Video

daajis.com:- Eeyda ilaalada aqalka cad ee looga taliyo Mareykanka ayaa ku guuleysteen in ay ka hortagaan nin usoo dhacay gidaarka xeyndaabka aqalka cad, waxaana hujuumay oo weeraray ilaalada eeyaha.

Ninkan u dhacay gidaarka aqalka cad ayaan laga bixin tasiilaad dheeri ah, hase ahaatee booliska waxay soo bandhigeen muuqaalka ninkaasi iyo dagaalka dhex maray eeyda.

Sarkaal u hadlay Aqalka cad ayaa sheegay in eeyda ay fashiliyeen kuna guuleysteen inay qabtaan ninkaasi, kadibna waxaa usoo gurmaday ciidamada Booliska.

RIIX HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada