Daawo Sawir xikmat leh oo laga sameeyay Dagaalka Puntland iyo Maleeshiyada

Daawo Sawir xikmat leh oo laga sameeyay Dagaalka Puntland iyo Maleeshiyada

daajis.com:- Farshaxaniiste Amiin Arts ayaa sawirkaani ku cabiray Dagaalkii u dhexeeyay Ciidamada Puntland iyo Maleeshiyaadka gowracatada Al-shabaab ee dooneysa in dalka oo idil ay ka dhigto qubuuro.

Sawirkaani ayaa lagu muujiyay in Ciidamada Puntland ay cashar lama ilaawaan ah u dhigeen maleeshiyaadka, waxa ayna taasi ka turjumeysaa in guusha ay Ciidamadu gaaren jab lixaad leh ay ku tahay maleeshiyada Al-shabaab.

Farshaxaniistaha ayaa maleeshiyada ka dhigay mid orda, mid jiifta iyo mid ay xaaladu ku xuntahay taasi oo micnaheedu tahay jabka maleeshiyada kasoo raacay dagaalka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada