Daawo Sawirada:- Kumanaan qaxooti ah oo ku xaniban Xuduudda uu Gariiggu la wadaago dalka Makadooniya

Daawo Sawirada:- Kumanaan qaxooti ah oo ku xaniban Xuduudda uu Gariiggu la wadaago dalka Makadooniya

daajis.com:- Go'aankii dhawaan kasoo baxay Dowladaha Yurub ee ahaa in lagu xakameeyo Qaxootiga kusoo qulqulaaya Qaarada Yurub ayaa waxa uu sababay dhibaato hor leh oo soo gaarta dadka socotada ah.

Xadka dalka Griigga ayaa waxaa hada ku xaniban Kumanaan qaxooti ah kuwaasi oo daneynaaya inay usii gudbaan dalalka kale.

Qaxootiga ugu badan waxa ay hada yihiin kuwo buuxiyay Xuduudda uu Gariigga la wadaago dalka Makadooniya oo gebi ahaanba hada ah mid xiran waxaana halkaasi ku xaniban kumanaan qoxooti ah kuwaas oo doonaya in ay u tallaabaan waddamada Yurubta ee dhaqaalaha haysta.

Xadka ay hada joogaan ayaa waxaa looga dhisay teen-dhooyin KMG ah oo ay kaga ganbadaan qabowga basle waxaa qabowga daba socda xanuuno ay ka qaaden jawi bedelka.

Qaxootiga oo ay heysato dhibaato badan ayaa waxa ay bartamaha bishaani qaarkood ku dhiiradeen inay is dal-dalaan.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada