DAAWO VIDEO: RW Cumar oo gaadhay Magaalada Baladwayne markii uu wasiir ODOWAA Reer Hiiraan u Maaro waayey

DAAWO VIDEO: RW Cumar oo gaadhay Magaalada Baladwayne markii uu wasiir ODOWAA Reer Hiiraan u Maaro waayey

daajis.com:-  Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaadhay magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.


Wasiirka arimaha gudaha xukuumada Soomaaliya iyo xubno kale oo dowlada ka tirsan ayaa maalmahaan ku sugnaa magaalada Beledweyne, waxayna kulamo la qaadanayeen waxgaradka Hiiraan, laakiin waxba iskuma aysan fahmin, sida odayaasha dhaqanka ay inoo sheegeen.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid ayaa u tagay magaalada Beledweyne inuu xaliyi dhamaan waxii tabashooyin ah ee jira oo ay qabaan odayaasha dhaqanka ee gobolka Hiiraan, kuwaasi oo mucaaradsan fikrada Wasiir Odowaa.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada