Gabdha ama wiilka hooyga wada dagan ee Xalaasha isku qaba waxa
ubanaan in wax walba oo ay kuhaqab beeli karaan usameeyaan jaceylkoda si
dareenka caashaq ee kadhasha halkaasi uu unoqodo mid aad uheer sareeya .
hadaba salaaxista waa muhim in ay labada ruux isku tam yeelan oo
midba ka kale lawaadaago in la isku salaaxo waxase kala daran goobaha
hadii lasalaaxo dareenka dhali karo ma ahan in goob walboo lasalaaxo
laga heli karo Raaxo aad kunoqoto maqsuud dumarkana waxa ay leyihiin
meelo ugaar ah oo hadii aad gacanta la aado ay iskala weynayaan ragana
sidaas oo kale ……. tusaale ahaan dumraka marka aad rabto in aad soo
jiidato dareenkoda oo idil waxa inta badan calaacasha lamariyaa gabadha
bogeeda halkaa si taa lamid ah raga iyana marka ad dooneyso in darenkoda
aad doneyso in uu hegan ku noqdo aad boodyahay iyo inta udhaxeyso
qoorta iyo garabka bushimaha ugu salaaxeyso intaa hadii labada dhinac ay
kala helaan waxa lahubaa in meesha ay timid dareen dhab ah oo looga
baahnaa labada dhinac ee nolosha wadaageyso ,
Dareenka salaxista waxa uu yahay mid kaxawaara dheer waxa walba oo uu
ruuxa bini,aadamka ihi dareemo tana waxa ay kutilmaameen culimada waxa
kashega (affairs of the Relax) arimaha raaxada in taasi ay tahay mid cad
oo cid walbaahi ogsoonaa karto marwalba waxad kudadaashaa in uusan
kaaga caroon lamanahaagu raaxa la,aan ama qanaacaad la,aan idin soo kala
dhax gasho hadii kale qoyskaasi waxa uu qarka u fuulaa in uu bur buro,
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 08:30 and have
, Published at