daajis.com:- Talafishinka ee Aljazeera ayaa baahiyay dood aad u xiisa badan oo ka hadlaysa si ay raga Carabta ahi ula Dhaqmaan Dumarka.
Doodaan oo ahayd mid aad u xiisa badan ayaa laga sii daayay Tvga Caalamiga ah ee Aljazeera Gaar ahaan qeebta Ingilishka
Dad badan oo ku nool Daafaha Caalamka ayaa si weyn u daawaday Doodaan oo uu qabtay Weriyaha daadaheeya Barnaamijka Head to Head ee ka baxa Talafishinkaasi.
HALKAAN KA DAAWO
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 09:30 and have
, Published at