Dhuuqmada Bishinta Midda Uga Macaan Oo Ah…

Dhuuqmada Bishinta Midda Uga Macaan Oo Ah…

Hadalka naxariista iyo sheekada ham hamta (Sheekada Macaan) ayaa ah talaabada ugu horeeysa ee weerarka galmada , waxaana la tilmaamay xitaa xaaska mudda dheer la qabo marka sheekada macaan ee xod-xodashada maqasho in ay jiriricooto.


Dhuuqmada waxaa loola jeeda in labada bishimood ee afka ninka ay ku lismaan xaaskiisa , waxa ayna labada dhinac dareemaan raaxo macaan.


Dhuuqmada waxaa ugu macaan in labada raaxeysanaya midba mid kale hal bishin ka dhuuqo tusaale in ninka dhuuqo bishinta hoose ee haweeneyda halka iyana ay jaqeyso midda sareeysa.


Waxaa xusid mudan in dhuuqmada ay dhowr nooc kala leedahay waxaana ugu macaan midda sida aayarka la isku daliigo iyadoo la isku xan-xanteeynayo.


Ragga ayaa lagula talinayaa in ay ogaadaan in haweenki jecel yihiin dhuuqmada in bishinta hoose si macaan looga nuugo iyadoo gaarta in ay soo buurato markaasna si yar ilkaha ugu riixaya , waxaana la doonaya in uu uga jaqo sida in uu malab dhuuqayo oo kale .


Ibta Naaska.


Haweenka kacsi waali ah ayay ka qaadaan iyo istiin macaan marka si toos looga nuugo ibta naaska iyadoo si khafiif ah uga qaniinaya.


Dhunkashada Calaacasha gacanta Iyo Xagasha Lugta Oo Haweenka Istiin Ka Helaan.

Calaacasha oo laga dhunkado iyo xagashe hoose lugta haweenka raaxo macaan ayay ka helaan, waxaa kale oo jira haween in laga dhunkado indhaha iyo qoorta hoosteeda ku kacsada.

_______________________________________________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada