Dumarka Nucaan Ah Lehna Astaamahan Waa Kuwa Raga Awooda Siiya Xiliga Galmada Sariirta

Dumarka Nucaan Ah Lehna Astaamahan Waa Kuwa Raga Awooda Siiya Xiliga Galmada Sariirta

daajis.com:- Sida ay soo saareen baadhayaal caalami ah oo ku takhassusay cilmiga Nituration-ka ayaa isku dhafka muusku waxa uu ka caawiyaa raga inuu jidhkoodu kala dago, dheefshiidkooduna si habsami ah u shaqeeyo, arinkan oo kor u qaadaya awooda ninku uu
bixinayo xilliga galmada.

Sida ay lagu sheegay badhitaannadan faraha badan ee lagu sameeyay muuska ayaa waxa lagu ogaaday in isku dhaf ay ka kooban yihiin curiyayaasha dabiiciga ah ee muusku uu khudaartan ka dhigo sida kiniinka kor u qaada awooda galmada ee loo yaqaan viagrada, isaga oo ninka kusoo kordhinaya awood layaab leh, isla markaana kor u qaadaya dareenkiisa raganimo.

Waxaana xusid mudan in diraasadan ay ka qayb qaateen 148 nin oo kana dhacday wadammada Germany iyo France, iyada oo soconaysay muddo 4 bilood ah, taasi oo ay ragani cabeen sharaab u digma 4 ilaa 6 xabbo oo muus ah, looguna dhex walaaqay qofkastaaba nooca khudaar ee uu ka helo, waxyaruun ka hor intaanay samayn galmada.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada