daajis.com:- Sidaanu wada Ognahay biyuhu Waa Qayb kamida nolosheena runtii bini’aadam kuna kama maarmaan sidaasay tahay waxa inagu adag cabida biyaha..waxaa hubaal ah maqaalkani markaad akhrisato inaad biyaha badsan doonto.anagoo soo koobayna waxtarka biyaha ayaanu hoos ku xusidoona dhowrka qodob ee ugu muhiimsan..
Markaad biyaha sifiican u cabto mudo 30 maalmood ah adigoo ujeedkaagu yahay tijaabo waxa iska badali doona jidhkaaga iyo maskaxdaada arrimo badan oo hadda aad ogaan doonto
1:biyuhu dhamaan waxay waxtar aan lasoo koobi karin uleeyihiin jidhka aadamaha
2:biyuhu waxay wanaajiyaan maqaarka ama diirka jidhka kaasi oo muuqal wanaagsan uu qofku yeesho
3:biyaha oo aad badsato waxay kor u qaadayan tayada beerka iyo kalyaha
4:biyo badan oo ninku uu cabo waxay ka caawisa xubnihiisa taranka ee awoood yaridu ku dhacday inay soo noolaadan
5:biyuhu waxay awood dheeri ah siiyan wadnaha qofka bini’aadamka ah
6:biyuhu waxay dhisan oo ay awood u yeelan lafaha qofka kuwaas oo noqdo kuwo tayo leh
7:biyo badan oo aad cabto waxay hoos u dhimaan buurnida waxayna gubaan xaydha saa’idka ah
8:biyuhu waxay kor u qaadan awooda maskaxda iyo deganaanshaha qofka
9:biyuhu waxay qofka ka dhigaan mid samir badan taasna waxa sabab u ah jidhkiisa ayaa degan waana qof si caadi ah systemka jidhkiisu uu u shaqeynayo
RUNTII WAXTARKA BIYAHA MA AHAN WAX LASOO KOOBI KARO BALSE WAXANU IDIIN SOO GUDBINAY DHOWR QODOB OO WAQTIGAN LAJOOGO KUU MUHIIM AH KUNA DADAALA INAAD BADSATAAN CABIDA BIYAHA MAHADSANIDIIN WIXII TALO IYO TUSAALE AH NOOGU SOO GUDBIYA EMAILKA HOOS KU QORAN AMA FORMKA BUUXI
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:30 and have
, Published at