MUUQAAL: Dagaal dhexmaray Booliska Dalka Belgiumka Iyo Ragii Xasuuqa ka Gaystay magaalada PARIS +(Warbixin)

MUUQAAL: Dagaal dhexmaray Booliska Dalka Belgiumka Iyo Ragii Xasuuqa ka Gaystay magaalada PARIS +(Warbixin)

daajis.com:- Weerar ay ciidamada booliska ee wadanka Belgium ay galbta ku qaadeen hoy ku yaala magaalada Brussel ayaa waxaa ku dhaawacantay 3 askari oo ka tirsan ciidanka Nabad Sugidda dalkaasi, is rasaaseyn ka dhacday guri ku yaalla koonfurta magaalada caasimadda ah ee Brusels.



Dhacdadan ayaa ka dambeysay kadib markii ay booliska ka war heleen goobta ay ku sugan yihiin qaar kamid ah ragii weerarka qorshaysan ku qaaday caasimadda dalka Faransiiska ee Paris.

Af hayeen u hadlay booliska dalka Bilgiumka ayaa sheegay in ciidamada amaanka iyo rag hubeysan oo ku jiray gurigaasi ay is weydaarsadeen rasaas aad u culus oo qasaare sababtay, qof  hubeysan oo toogasho u geysatay askarta ayaa hadda baxsad ah sida ay soo tabisay wakaaladda wararka ee Belga ee kasoo baxda wadanka Belgiumka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada