Nin hore In uu Soo wasay Halkan ayaa laga Ogaan karaa -muuqaal

Nin hore In uu Soo wasay Halkan ayaa laga Ogaan karaa -muuqaal

daajis.com:- Ragga badanaa waxaa ay raadiyaan marka ay guursanayaan gabar ( bikro) ah oo aanan horey u soo sameynin galmo oo iyaga ayaa bikra jabiya,markaas ayuu gabarta aaminayaa oo guurkiisa ku farxayaa.

hadaba gabdhaha guursanaya ragga waxaa ay weydiiyaan oo kaliya in uu guur kale soo maray kaliya iyaga oo aanan weydiinin in uu bikro yahay iyo in kale mana kala ogaan karin in warka uu ninka u sheegayo uu run yahay iyo in kale,waxaana maqaalkan idinkugu soo gudbinayaa qaabka ay ku ogaan karaan gabdhaha guursanaya in ninka uu galmo hore soo sameeyay iyo in kale.



HALKAN RIIX DAAWO MUUQAALKA:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:15 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada