daajis.com:- Sawir gacmeedkaani ayaa lagu muujinayaa qaababka maldahan oo ay Ciidamada NISA kaga hortagaan weerarada ismiidaaminta iyo kuwa caadiga ah.
Ciidamada ayaa Sawirkaani lagu cadeeyay in mar waliba ay fashiliyaan weeraro ay maleeshiyada xagjiriinta ah ee Al-shabaab ay u maleegaan shacabka, balse dadku ay yihiin kuwo aan habayaraatee u muuqan kuwa la fashiliyo.
Dadka Muqdisho ayaa goortii uu dhaco weerar ama Qaraxyo ku qeyla dhaamiya in amniga magaalada uu yahay mid ay Dowlada gaar ahaan laamaha amaanka ku fashilmeen, hayeeshee uma muuqda kuwa ay laamaha amaanka gaar ahaan NISA ay fashilineyso.
Weerarada iyo Qaraxyada lagu dhamaada ee ka dhaca magaalada Muqdisho, ayaa waxaa la ogaaday inay ka badan yihiin kuwa la fashiliyo ama laga hortago.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:00 and have
, Published at