VIDEO: Tahriibayaal ay Soomaali ku jirto oo lagu qabtay Colombia

VIDEO: Tahriibayaal ay Soomaali ku jirto oo lagu qabtay Colombia

daajis.com:- Koox tahriibayaal ah oo doonayay in ay si sharci daro ah ku galaan dalka Panama si ay ugu sii gudbaan wadamada Mexico iyo Mareykanka ayaa la qabtay iyagoo dooni u saarnaa Panama.

Tahriibayaashaan oo u kala dhashay dalalka Somalia, Pakistaan, Mali, Bangladesh, Haiti iyo Cuba, waxaana loo taxaabay xabsi ku yaal dalkaasi Colombia.

Tahriibayaashaan ayaa doonayay in ay dalka Panama ugu sii gudbaan Mexico si ay halkaasi socdaal dhanka lugta ah ugu sii gudbi lahaa xuduuda dalka Mareykanka.
Hoos ka Daawo


Tiro Soomaali ah ayaa xabsiyada ku yaal koonfurta Ameerica ku xiran, kuwaasi oo lagu soo qabtay iyagoo si sharci daro ah ugu tahriibayay dalka Mareykanka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada