Waraysi: Khasaaraha Dagaal Qadhaadh oo dhexmaray Maleeshiyaad kasoo kala Jeeda Puntland iyo Galmudug (MAQAL)

Waraysi: Khasaaraha Dagaal Qadhaadh oo dhexmaray Maleeshiyaad kasoo kala Jeeda Puntland iyo Galmudug (MAQAL)

daajis.com:- Maleeshiyaad kasoo kala Jeeda Maamulada Galmudug iyo Puntland, ayaa dagaalo qadhaadh waxay ku dhexmareen qaybo kamid ah Gobolka Mudug,  Dagaaladaasi waxaa ku dhintay ugu yaraan lix qof, 10 kalena waa ay ku dhaawacmeen.

HALKAN dhegayso WARAYSI


Dagaalka ayaa la sheegay inuu ka Bilowday XOOLO la kala dhacay, waxaana lagu soo waramayaa Inay Xaaladu dagan tahay, Masuuliyiin u hadlay maamulka Galmudug ayaa ka hadlay dagaalka kuwaasi oo ku baaqay in Dagaalka la Joojiyo.
Dhinaca kale deegaanada xeebta ee ku dhow degmada Xarardheere ayaa lagu soo warramayaa in maleeshiyada al-Shabaab ay isgaarsiintii hawada ka saareen, Sidoo kalana waxay magaalada Xaradheere Al-shabaab ku gowraceen Oday caan ka ahaa Deegaanka.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada