7 Kalmadood Oo Cadow Ku Ah Jaceylka Necaybna Ku Abuuraya Qalbiga Gabadha Aad Jaceylka La Wado..Khriso imika

7 Kalmadood Oo Cadow Ku Ah Jaceylka Necaybna Ku Abuuraya Qalbiga Gabadha Aad Jaceylka La Wado..Khriso imika

daajis.com:- Kalmadood Oo Necayb Ku Abuuraya Qalbiga Gabadha Aad Jaceylka La Wado..Khriso  imika….Erayadani Xabadana Wey Ka Xun Yihiin Markaad Gacalisadaada Ku leddahay  Waa Erayo Qofkasta oo dumar ah qalbiga ka dhaaawacaya haweenayduna ma iloowdo ilaa ay god ka gasho saameyn weyn ayayka ku yeelata eraydani markaad haweenayda ku dhahdid waxay kugusoo fiirinaysaa waji cadho cas ka muuqato oo dhiig kusoo istaagay ogow waa erayo dilaa ah kalsoonidana lumiya haddaba hoos ka akhri

1:ha dhihin gabadha jaceylkaaga ah , waxba igama quseeyan markaad is qabataan oo kale

2:haku dhihin xaaskaga waxba matihid naag kaa fiican baan helaya

3:haddii aysan waxyaabaha qaar ku fiicnayn xaaskagu haku qarxin ee niyada udhis hana ku dhihin waxaas ma sameyn kartid ula hadal sidii wax kasta inay awood uleedahay oo ay sameyn karto

4:xaaskaaga oo kula joogto gabdho kale ha amaanin ama cuntada heblaayo waa macaatahay ha dhihin

5:haku dhihin xaaskaga ( horey ayaan kuugu sheegay maxaad  iga weydiinaysa) jumladaasi saameyn bay ku yeelanaysa ku abuurta cabsi ayna dib dambe waxba kuu weydiin 

6:(ha odhan ima dhageysanaysid maxaa kaa qaldan) waa eray xabadana ka xanuun kulul

7:markaad ka baxayso guriga ha dhihin nasiib wanaagsan waxay u qaadanaysa inaad ku jeesjeesayso inagu ma fahmi karno balse dumarku waa macno badan yihiin si kale ayayn u fasiranayaan,,,

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada