daajis.com:- Booliska Magaalada New Jersey ee dalka Maraykanka ayaa waxa uu badbaadiyay wiil doonayay inuu iska tuuro buundada ay gawaaridu maraan (overpass-Bridge).
Wiilkan ayaa booliska u sheegay inuusan doonayn inuu noolaado, maadaama ay Reerkoodii oo dhan ay geeriyoodeen, booliska ayaa baaritaan ku sameeyay meesha uu dagan yahay wiilkani iyo Reerka uu ka dhashay.
Baaritaanka kadib ayaa booliska waxa uu ogaaday in wiilkani madaxa looga jiray, oo uu dagaal kadib uu gaarigiisa qaatay sheegayna inuu is dilayo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 09:00 and have
, Published at