Daawo Video :- Nin Isku Dhiibay 17-Jir oo Fadeexad ka Qabsatay dalka Canada

Daawo Video :- Nin Isku Dhiibay 17-Jir oo Fadeexad ka Qabsatay dalka Canada

daajis.com:- Nin asal ahaan kasoo jeeda dalka Koonfurta Sudan oo magaciisa lagu sheegay Jonathan Elia Nicola oo ciyaara ciyaarta Basketball-ka ayaa waxaa soo wajahay ceeb iyo fadeexo kaddib markii la ogaaday in da’diisu aysan ahayn 17-jir.


Ninkan oo doonayay in uu ciyaarta basketka meel wanaagsan ka gaaro ayaa waxa uu sheegtay da`uusan jirin, isagoona fashil iyo fadeexad arrintaasi ka soo gaartay, Booliska dalka Canada oo 15-kii bishan April xabsi u taxaabay Iyadoona la ogaaday inuu yahay 30-sano.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada