daajis.com:- General Gabra oo ah taliyaha ugu sareeya ciidamada milatariga ee ethiopia ee jooga dhulka ismaamulka soomaalida ethiopia iyo gudaha dalka soomaaliya kuwa oo sheegta in ay la dagaalamaan al shabaab balse lagu xanto in ay al shabaab hubka siiyaan soomaaliyane ay gumeeysi dad ban ku hayaan ayaa General Gabra maalimahan danbe waxa so baxaya in uu sameeyn xoog leh ku dhax leeyahay siyaasada soomaaliya gaar ahaan hogaanka sare ee dalka.
Sida dhowr mar laga daawaday muqaala qarsoodi ah oo laga duubay General Gabra oo amraya faarax cabdulkhaadir oo ah xildhibaan ka tirsan barlamanka soomaaliya iyo wasiirka arimaha dibada Hadliya kuwa oo faragilin kula kacaya howlahooda shaqo amarna siinaya in ay qaataan hadalkiisa.
Hadaba hogaamiyaha maamulka juba axmed madoobe ayaa maanta garoonka muqdisho ku bahdilay General Gabra nala daawo muqaalka sirta ah ee laga duubay xiliga ay arinta dhaceeysay
HALKAN KA DAAWO MUQAALKA
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 17:00 and have
, Published at