Daawo Sawir gacmeed qosolbadan oo lagu cabiray dhibta kala heysata Askarta iyo Al-shabaab

Daawo Sawir gacmeed qosolbadan oo lagu cabiray dhibta kala heysata Askarta iyo Al-shabaab

daajis.com:- Sawir gacmeedkaani ayaa waxa uu kusoo beegmayaa xili Ciidamada DFS ay la daala dhacayaan Mushaar la’aan.

Askariga lagu matalaaya sawirka ayaa ula jeedkiisa ah in Ciidamada Dowlada ay meelo halis badan nafsadooda ku haligayaan xili Madaxda DFS ay hoteelada la jiifaan mushaarka shaqaalaha iyo Ciidamada.

Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaan u kala soocneyn shacab iyo Dowlad, waxa ayna dhib u arkaan cid waliba oo ay xayaato ku jirta, iyaga oo mar waliba doorbida in kaligooda ay noolaadan wixii intaa kasoo harana aysan u ogoleyn nolol.

Ciidamada qaar ayaa ku dhinta miinooyin la doonaayo in lagu xasuuqo shacab badan sida siwirka lagu matalaayo, waxa uuna Askariga isku dayayaa in bad-baadada shacabka uu naftiisa u haliso.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada