DAAWO: Sida Tahriibayaasha Dalka Masar Unugyada Jirka Loogala Baxo (VIDEO)

DAAWO: Sida Tahriibayaasha Dalka Masar Unugyada Jirka Loogala Baxo (VIDEO)

daajis.com:- Waxaa barnaamij Fajac iyo amakaag badan laga suubiyay sida sanadihii ugu danbeeyay dalka masar uu isugu badalay wadan kamid ah waddamada kaalinta kowaad kaga jira ka ganacsiga u nugyadda jirka bini’aadamka ee koontrobaanka ah,(illegally) iyadoo dowladda Masar aysan awood buuxda u laheyn halka dhibaatada loogu geysanayo dadka Qaxootiga ah ee doonaya in ay galaan dalalka Israa’iil iyo Falastiin.

Dhawaan ayeey aheyd markii warbaahinta Soomalida lagu soo bandhigay Hooyo iyo Caruur iyo waliba nin rag ah oo ay ka muuqdeen qaliimo halis ah, kuwaasi oo kiciyay laabaha bulshadda Soomaliyeed ee ku dhaqan gudaha iyo dibaddaba.

Hadaba Dabagal heeri ah oo aan ku sameynay Wararkaasi ayaa waxaan ku ogaanay in dhibaatada xoogan loo geysto dadka qaxootiga ah ee ka yimaada Dalalka Ereteria, Suudaan iyo Ethiopia kuwaasi oo doonaya in ay galaan gudaha dalka Israa’iil.
Halkaan Hoose ka Daawo


Waxaa jira labba deegaan oo ka tirsan dalka Masar oo dhibaato xoogan loogu geysto dadkaasi qaxootiga ah, kuwaasi oo ay dad Soomaali ahi kamid yihiin.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada