daajis.com:- Muqaalka Al Shabab oo ka kooban 48 daqiiqo waxa lagu soo bandhigay Sida uu u dhacay Weerarkii Al Shabab ay ku qaaden Xerada Ceel Cade 15kii Janaayo Sanadkan 2016ka.
Muqaalka waxa uu muujinaya Qaraxyo iyo hub culculus oo lala beegsanayo Xarunta Ciidamada kenya ee Ceel cade.
Halkaan ka daawo muuqaalka oo English ah:
Halkaan ka daawo Filimka oo Af Carabi ah:
Halkan ka daawo Filimka oo Af-sawaaxili ah:
Halkaan ka daawo Sawirada:



_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 15:30 and have
, Published at