daajis.com:- Arintii foosha xumeyd ee ka dhacday deegaanka Shalaambood ayaa waxaa idiin kaga soo gudbineynaa sawirro naxdin iyo argagax leh oo laga soo qaaday xili goobaha caafimaad la geeyay.
Dadka qaarkii ayaa suuragal aheyn in ay daawadaan sawirradan, kuwa aan u adkeysan karin yeysan daawan.
Dhacdadaan laga argagaxo ee lagu gubay qoyska ka koobnaa lix caruur ah oo kan ugu yar uu jiray lix bil iyo ayeeyadood oo 70 jir aheyd oo aad looga naxay.
Dadka la dilay ee nolosha la gubay magacyadoodu waxay kala yihiin:
2) Farxiya C/Qaadir Sheekh Maxamed Sh, Maxamuud Gacal
3) Naciima C/Qaadir Sheekh Maxamed Sh, Maxamuud Gacal
4) Axmed C/Qaadir Sheekh Maxamed Sh, Maxamuud Gacal
5) Muzamil C/Qaadir Sheekh Maxamed Sh, Maxamuud Gacal
6) Mulki C/Qaadir Sheekh Maxamed Sh, Maxamuud Gacal
7) Nuur Cabdi Cusmaan Danoow.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:48 and have
, Published at