daajis.com:- Qaali, haddii aad tahay qofka labaad ee aan nolosha ugu jeclahay hadaba waa qofma kan ugu wanaagsan ? jawaabta waxa ay tahay ma jiro qof igu weyn maxaa yeelay adiga ayaa ah qofka ugu wanaagsan ee qalbigeyga ku jira.
* Marka aan fariin kuu soo dirayo taasi micnaheedu waxa ay tahay in aan kuu xiisay , marka aan fariin ku soo dirin taasi micnaheedu waxa uu yahay in aan adiga kaa sugayo in aad ii xiisto ee dhib kale ma jiro.
* Marka qalbiyada isku xeran yihiin , waqtiga iyo fogaanshaha mana kala geyn karaan , si waliba oo ay ahaato waan kuu xiisay.
* Kumanaan arin ayaa inoo dhexeeya sida , Mobile -kaada oo Battery la`aan ah , networka oo busy ah , in ateenada dhan ay maqan tahay , waqti la`aan , shaqo adag , balse sidaas oo ay tahay marka uu mobile-keyga uu soo shaqanqaro waxaan u qaataa in aad fariin ii soo dirtay ,Allsiyaasad.com, waan u xiisay fariimo qoraalkeedkaada qalbiga dajinaya
* Waa run , marka aad faraxsan tahay waxaad baadi goobeysaa qofka aadka u jecashahay balse marka aad murugeysan yahay waxaa baadi goobeysaa qofka aadka kuu jecel
* Waa arin xanuun badan marka aad qof qalibiga ku hayso balse aadan gacantaada gaareyn qaali waan ku tabayaa .
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:00 and have
, Published at