Muuqaal: Xeebta Kismaayo oo Dumarka Iyo Ragga Loo sameeyay Goobo kala duwan Iyo Damaashadkii Jimcaha

Muuqaal: Xeebta Kismaayo oo Dumarka Iyo Ragga Loo sameeyay Goobo kala duwan Iyo Damaashadkii Jimcaha

daajis.com:- Xeebta magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa waxaa loo sameeyay Laba qaybood oo loogu talagalay inay RAGGA IYO DUMARKU Ku dabaashaan, taasi oo ka saartay meesha inay is dhex galaan, waxaana qofkii arintaasi lagu qabto uu mutaysan doonaan Xadhig iyo Ganaax.


Maanta oo Jimce ahayd ayaa waxaa Xeebta usoo Dabaal tagay Dhalinyaro kala duwan, Kuwaasi oo Cabiray dareenkooda ku aadan Damaashaadka Xeebta Kismaayo iyo sidoo kale qaabka loo kala saaray Ragga iyo Dumarka.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada