daajis.com:- Xaafado ka mid ah magaalada Kismaayo ayaa waxaa kusoo fakaday badda, waxaana xaafadaha qaar ay noqdeen goobo laga barakacay, iyadoo biyihii soo galay xaafadahaasi noqdeen kuwo caruurta ku dabaashaan.
Fatahaadaan oo dhacday habeenkii Axada, ayaa waxaa loo aaneynayaa dabeylo ku dhuftay badda, sidoo kalena jasiiradaha gobolka Jubada Hoose ayaa ka bilowday barakac kadib markii ay badda soo buux dhaafisay.
Hoos ka Daawo
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:00 and have
, Published at