daajis.com:- Ciimada Galmudug ayaa goor dhawayd Dagmada Dacdheer ee gobolka Galgaduud ku soo bandhigey hub iyo gaadiid dagaal oo ay ka qabsadeen ciidamada Xabashida Itoobiya.
Sargaal u hadlay Ciidamada galmudug ayaa sheegay in dagaal kii maanta ay ku jabeyeen kuwii ay xabashidu soo adeeg satay ee doonayay in ay dana hooda ka fuliyaan gobolada dhexe ee soomaliya.
Goobii lagu dagaalamay waxaa hada ku sugan ciidamada deegaanka iyo kuwa galmudug oo difaacaya dhulkooda iyo shacabka kuwii xabashida soo dirtasatayna waxay u carareen dhulka howdkaa ah waxa la filayaa in dhamaan goobaha ay ku suganyhiin laga sifeeyo.
Ciidamada is kaabaya ayaa waxa u suura gashay in ay gacanta ku dhigaaan tiro maxaabiis ah ku waas oo dhaawacyo u badaan shacabka galmudug ayaa caan ku ah badbaadinta maxaabiista
Halkaan hoose ka Daawo Sawirada




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK._____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 00:27 and have

